"Meles ayaa ka balan qaadey madaxa maamul goboleedka Puntland in dowladiisa ka tageereyso sidii beesha caalamka looga raaridi lahaa in howlgalka wadamada reer galbeedka ka wadaan xeebaha Somaliya ay qayb uga noqon laheyd MGPL Dhinaca kale Wasiirka arrimaha dibada Ethiopia Sayoum Mesfin kulan balaaran oo maanta March"